Home » 2017

Tartanka Teeniska Muqdisho Open o muqdisho lagu soo gebogabeeyay+Sawirro

Tartanka  Teeniska Muqdisho Open o  muqdisho lagu soo gebogabeeyay+Sawirro

Xiriirka Soomaaliyeed ee Teeniska dheer ayaa magaalada muqdisho kusoo gebogabeeyay tartanka Teenika dheer oo si xiso leh uga socday magaalada Muqdisho, waxaana kulanka kama dambaysta kasoo qeyb galay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga, Guddiga Olombikada Soomaaliyed, qaar kamid ah madaxda Xiriirada, maamulka Gobolka Banaadir iyo marti sharaf kale . Ciyaarta fiinaalka oo dhex […]

Sawirro : Maxamed Bayga iyo Mahdi Cusman oo usoo baxay fiinaalka tartanka Tennis-ka MUqdisho Open , Goorma ayeey ciyaari doonaan ?

Sawirro : Maxamed Bayga iyo Mahdi Cusman oo usoo baxay fiinaalka tartanka Tennis-ka MUqdisho Open , Goorma ayeey ciyaari doonaan ?

Maxamed Maxamuud Maxamed ( Beyga) iyo Mahad Cusmaan axmed ayaa usoo gudbay fiinalka tartanka Tennis-ka dheer ee Muqdisho Open 2017. Maxamed Beyga ayaa laba set uga adkaaday Axmed Gacal Tooxow, Beyga ayaa set-ka hore ku garaacday 6-1 halka setka labaad uu uga adkaaday 6-2. Dhanka kale Mahdi Cusmaan axmed ayaa aya aisna dhankiisa laba set […]

Xiriirka Soomaaliyeed ee Tennis-ka oo 12 sano kadib tartanka ka furay Muqdisho+Sawiro

Xiriirka Soomaaliyeed ee Tennis-ka oo 12 sano kadib tartanka ka furay Muqdisho+Sawiro

Xiriirka Soomaaliyeed ee Tennis-ka dheer  ayaa marki u horeyy 12 sano kadib magaalada muqdisho ka furay tartan loogu magac adaray  Muqdisho Open, waxaana xafaladii furitaankaoo ka dhacaday xarunta degamd Shibis   kasoo qeyb galay  Guddoomiyaha GOS    Mudane  Cabdullaahi Axmed   Tarabi, Xubnaha guddiga Fullinta GOS, Madxda xiriirka Tennis-ka, maamulka degmada Shibis iyo marti sharaf kale. Ugu horeyn waxaa xaflada […]

Xiriirka Ciyaaraha Teniska Dheer oo Qorsheynaya Tartamo Teniska ah

Xiriirka Ciyaaraha Teniska Dheer oo Qorsheynaya Tartamo Teniska ah

Xiriirka ciyaaraha Teeniska dheer ayaa bilaabi doona tartan lagu magac daray Muqdisho Open  kaa oo lagu tijaabin doono tababar uu dhawaan  xiriirka  usoo xiray  ciyaartooyda loo qorsheeyay inay  tartanka ka qeeb galaan. Xiriirka Ciyaaraha Teeniska dheer ayaa mudo 12 sano kadib dhawaan lagu doortay magaalada Muqdisho waxaana ay haatan xiriirka ciyaaraha Teniska dheer ay wadaan […]

Xiriirka teeniska dheer oo wada qorsho lagu soo saraayo ciyartooyd da, yar

Xiriirka teeniska dheer oo wada qorsho lagu soo saraayo ciyartooyd da, yar

Xiriirka teeniska dheer oo wada qorsho lagu soo saraayo ciyartooyd da, yaro oo taqaana xirfada ciyaarta teeniska dheer Xiriirka cayaaraha soomaaliyee ee teeniska dheer ayaa wax ay bilaabeen tababaro lagu soo saaraayo ciyaartooy ciyaarta teeniska dheer. Xiriirka ayaa dhawaan waxa uu bilaabay in uu ka howlgalo magaalad mugdisho kaas oo dhawaan mugdisho lagu dhisay. Mudada […]

Xriirka soomaaliyeed ee tenniska oo u qabtay siminaar macalimintiisa u diwan gshanaa 29-30 July 2017

Xriirka  soomaaliyeed ee tenniska  oo u qabtay siminaar  macalimintiisa  u diwan gshanaa 29-30 July 2017

Xiriirka Soomaaliyeed ee Teeniska dheer ayaa uqabtay 8 kamid ah macalimiintiisa u diiwaan gashan siminaar soconaya 2 maalmood kaasow kor logu qaadayo aqoonta macalimiinta xiriirka soomaaliyeed ee tenniska . Siminaarkaas ayaa waxaa daah furaya gudoomiyaha gudiga olompikada somaaliyeed mudane c/lahi axmed tarabi asagow kashekeyay taariiqda uu kulahaa xiriirka tenniska dalka soomaaliya wuxuna kula dardaarmay xiriirka […]

Shirweynihii 5-aad ee doorashada xiriirka Soomaaliyeed ee Tennis-ka

Shirweynihii 5-aad ee doorashada xiriirka Soomaaliyeed ee Tennis-ka

Munaasabadan oo ula jeedkeedu ahaa dib u howl gelinta xiriirka soomaaliyeed ee Tennis-ka dheer oo muddo saaxadaha Sportiga ka maqnaa ayaa waxaa kasoo qeyb galay Agaasimaha guud iyo Agaasimaha waaxda maaliyada ee wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha, wasiirka sportiga ee maamulka Hir- Shabelle, guddomiyaha Sportiga gobolka Banaadir, masuuliyiin ka tirsan Gudiga Olombikada Soomaaliyeed, qaar kamida xiriirada […]

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone