Xiriirka teeniska dheer oo wada qorsho lagu soo saraayo ciyartooyd da, yar

?

?

?

?

Xiriirka teeniska dheer oo wada qorsho lagu soo saraayo ciyartooyd da, yaro oo taqaana xirfada ciyaarta teeniska dheer

Xiriirka cayaaraha soomaaliyee ee teeniska dheer ayaa wax ay bilaabeen tababaro lagu soo saaraayo ciyaartooy ciyaarta teeniska dheer.

Xiriirka ayaa dhawaan waxa uu bilaabay in uu ka howlgalo magaalad mugdisho kaas oo dhawaan mugdisho lagu dhisay.

Mudada gaaban uu xiriirka teeniska dheer jiray ayaa waxa uu sameeyay hormarlataabankaro kaas oo soo saaray ciyaartooy ciyaar wanaagsan ciyaarijkaro ciyaarha teeniska dheer.

?

?

?

?

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone