Home » 2017 » December

Tartanka Teeniska Muqdisho Open o muqdisho lagu soo gebogabeeyay+Sawirro

Tartanka  Teeniska Muqdisho Open o  muqdisho lagu soo gebogabeeyay+Sawirro

Xiriirka Soomaaliyeed ee Teeniska dheer ayaa magaalada muqdisho kusoo gebogabeeyay tartanka Teenika dheer oo si xiso leh uga socday magaalada Muqdisho, waxaana kulanka kama dambaysta kasoo qeyb galay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga, Guddiga Olombikada Soomaaliyed, qaar kamid ah madaxda Xiriirada, maamulka Gobolka Banaadir iyo marti sharaf kale . Ciyaarta fiinaalka oo dhex […]

Sawirro : Maxamed Bayga iyo Mahdi Cusman oo usoo baxay fiinaalka tartanka Tennis-ka MUqdisho Open , Goorma ayeey ciyaari doonaan ?

Sawirro : Maxamed Bayga iyo Mahdi Cusman oo usoo baxay fiinaalka tartanka Tennis-ka MUqdisho Open , Goorma ayeey ciyaari doonaan ?

Maxamed Maxamuud Maxamed ( Beyga) iyo Mahad Cusmaan axmed ayaa usoo gudbay fiinalka tartanka Tennis-ka dheer ee Muqdisho Open 2017. Maxamed Beyga ayaa laba set uga adkaaday Axmed Gacal Tooxow, Beyga ayaa set-ka hore ku garaacday 6-1 halka setka labaad uu uga adkaaday 6-2. Dhanka kale Mahdi Cusmaan axmed ayaa aya aisna dhankiisa laba set […]

Xiriirka Soomaaliyeed ee Tennis-ka oo 12 sano kadib tartanka ka furay Muqdisho+Sawiro

Xiriirka Soomaaliyeed ee Tennis-ka oo 12 sano kadib tartanka ka furay Muqdisho+Sawiro

Xiriirka Soomaaliyeed ee Tennis-ka dheer  ayaa marki u horeyy 12 sano kadib magaalada muqdisho ka furay tartan loogu magac adaray  Muqdisho Open, waxaana xafaladii furitaankaoo ka dhacaday xarunta degamd Shibis   kasoo qeyb galay  Guddoomiyaha GOS    Mudane  Cabdullaahi Axmed   Tarabi, Xubnaha guddiga Fullinta GOS, Madxda xiriirka Tennis-ka, maamulka degmada Shibis iyo marti sharaf kale. Ugu horeyn waxaa xaflada […]

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone