Sawirro : Maxamed Bayga iyo Mahdi Cusman oo usoo baxay fiinaalka tartanka Tennis-ka MUqdisho Open , Goorma ayeey ciyaari doonaan ?

Maxamed Maxamuud Maxamed ( Beyga) iyo Mahad Cusmaan axmed ayaa usoo gudbay fiinalka tartanka Tennis-ka dheer ee Muqdisho Open 2017.

Maxamed Beyga ayaa laba set uga adkaaday Axmed Gacal Tooxow, Beyga ayaa set-ka hore ku garaacday 6-1 halka setka labaad uu uga adkaaday 6-2.

Dhanka kale Mahdi Cusmaan axmed ayaa aya aisna dhankiisa laba set ku lagday Xuseen Xasan Cabdi oo ay kulanka labaad ee nus-dhamaadka tartanka isku haleeleen.

Mahdi ayaa setka hore uga adkaaday 5-3, halka setka labaad oo ahaa mid aad laysugu xiiqay uu ku garaacay set gaaraya 7-5.

Geyga iyo Mahid ayaa sidaa ug soo gudbay kama dambaysta tartanka Tennis-ka Muqdisho Open.

Tartanka oo ay kasoo qeyb galeen 18 ciyaaryahan waxaa lasoo gebogebayn doona manta oo ay taariikhi tahay 27 December 2017, waxuuna kulanka u dambeeya ka dhici doona garoonka Wiish.

Kulanka ayaa bilaaban doona 4:00 galabnimo

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone